|
|
Waxaa mucjiso lala yaabo noqotay nin labo madax kudhashay ninkaasi oo udhashay sida laga soo xigtay wadanka iran
Arrimaha noocan oo kale u dhaca ayaa u badan kuwo aan muddo badan sii noolaanin una geeri yooda dhibaatooyin dhinaca neefsashada ah
Balse muuqaalka ayaa ah mid ilaahay dadka wax ku tusinayo, laguna Cibro Qaato...Subxaana allah .Sawirkani ayaa laga soo xigtay mid kamid ah warbaahinada jamhuriyada iran isaga oo ku cadeynaayo qoraalkiisa dhalashada in uu kasoo jeedo isla wadanka iran muuqaalka ninkaan ayaa waxay Aduunka ku noqotay mucjiso sida aad

arkaysaan sawirka kadib markii uu jirkiisa alle u sameeyay si ceynkaasi ah
Inta badan dhacdada ceynkaani ah ayaa waxa uu alle ugu tala galay in ay muslimiinta iyo gaalada ku cibro qaataan abuurka iyo awooda ilaahay uguna mahad celshaan sida uu lixaadkooda u dhameys tiray


Xarunta weyn ee war qabadka
Email:- ccsjs1@hotmail.com
Categories: None
The words you entered did not match the given text. Please try again.

Oops!
Oops, you forgot something.